GARAAD SALEEBAAN GARAAD MAXAMED WUXUU XERIYEY NAFTIISII IYO MIDA QOYSKIISA OO MAAMULADA KU KALA JIRA, WUXUU KA DHEX BAXAY DADKIISII WAXAYNA DOORBIDEEN QOLQOL REERO KALE, WAXAANA LAGAGA HADLIYAA MARKA DAN DHULBAHANTE LA SOO HADAL QAADO.
GARAAD JAAMAC GARAAD CALI WUXUU KAXAYSTAY Madaxweynaha Maamulka Khaatumo CALI KHALIIF Galeydh MARKUU MUDDO AY WADA BAADHANAYEEN DULICII GABDHAHA KHAATUMO HADANA WUXUU U DIRAY SOMALILAND, Waxaana dadka siyaasada Odoraasa ku Qiimayaan IN UU SHIRQOOL UU MAAMULKA KHAATUMO IYO CALI Khaliif GALAYDH XABAASHA KU DULDHIGAY Gunaanadki Isagoo ku Eedeynaya Dhaqaalihi ay Uu Soo Helay ayuu Dhinac igala Maaray.
SI KASTABA HAYSKA AHAATEE LABADII ISIM EE GOBOLADA SSC UGU FACA WEYNAA JIILAAL XUMAA BAA KA ADKAADAY, WAXAYNA NOQDEEN KUWO LOO ISTICMAALO BURBURIN IYO CAQABADAYNTII TALADA BEESHA DHEXDEEDA, WAXAYNA LA MID NOQDEEN GORAYO UKXAAN KU FADHISA.
Xigaasho:-Mareegta www.xaysimo.com
Goojacade.com
Garowe-Puntland
Email:-Goojacadewebsite@gmail.com]]>