Shacabka Degmada Laascaanod ayaa Si weyn uu soo Dhaweeyey Shirkada Korontaada ee Dhaawan laga Daahfuray Magaalada Laascaanod Taaso Lagu Magacaabo Gurmad Solar Energy. Shirkaadan ayaa Ah shirkad Qiimo Dhimis iyo Adeegyo Dheeri ah uu Saameysay Shacabka Ku dhaqan Degmada Laascaanod. Daawo Videogan Iyo Sida looga soo dhaweeyey Laascaanod:- https://youtu.be/mU-sJhp4n7Q Goojacade.com Laascaanod-Soomaliya Email:-Goojajacadewebsite@gmail.com]]>