Shacabka SSC oo bogaadiyey heshiisyadii nabadeynta ee Taleex iyo Jigjiga, M Mustafe iyo G Wiil Waal

0
Shacabka ku dhaqan magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa ka hadlay heshiishiyadda Nabadeed ee laga gaadhay Colaadihii ka jiray magaalada Taleex iyo Koonfurta Gobolka Sool.

Arintan ayaa kusuu beegmaysa iyadoo maalintii shalay Heshiishyo dhaxal gal ah laga gaadhay Labadaasi Colaadood, oo Waqti dheer soo jiitamayey, Balse waxaa Bulshada laga rabaa Sidii ay Nabadda meel uga soo wada Jeesan lahaayee oo aanay u noqon tacab khasaaray.

DAAWO:

]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here