Shiinaha oo jawaab caro leh ka bixiyey go’aanki Tirifooyinka ee Donald Trump

0

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in go’aanka uu qaatey uu yahay mid uu muddo ka fekeraayey, waxaana ay ahayd mid kamid ah ballan qaadkiisi xiligii ololaha, waxaana uu ku tilmaamey kii u muhimsanaa. Trump ayaa ku dooda in shaqooyinkii dalka Maraykanka ay xadeen Shiinuhu sidaas darteedna ay tahay in lagu ciqaabo si shaqooyinku dib ugu laabtaan suuqyada Maraykanka.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here