Shir Deg deg ah oo Teleconference Qurbajoogta Beelweynta Ugaadhyahan Siyaad

0

Dhamaan waxaa lagu wargalinayaa Qurbajoogta Beelwaynta Ugaadhyahan Siyaad inuu jiro Shir degdeg ah oo ay yeelanayaan Jaaliyadaha Qurbaha Sabtida 22/11/2015, Saacadu markay tahay 11 am Minnesota, 5PM London, kuna beegan 8PM Somalia. Qofkastaa haka raadsado numberka xubnaha qabanqaabada Shirka ee Jaaliyadooda. ILaah baa Mahadleh. Gacmo Wadajir bay waxku gooyaan.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here