Siciid Cabdilaahi Deni iyo Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) oo ku guuleystay Madaxweynaha iyo Kuxigeenka Puntland

0
Siciid Cabdilaahi Deni iyo Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa maanta ku guuleystay Madaxweynaha iyo Madaxweyne Kuxigeenka Puntland.

Masuuliyiintan ayaa bedeli doona Madaxweyne CabdiWeli Cali Gaas iyo Cabdixakiim Camay.

]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here