Siyaasi Cali Cabdi Awaare Oo Soo Gaaray Boosaso[Daawo Video]

0

Siyaasi Cali Cabdi Awaare Oo Safaro Ku Marayay Dalalka Farance Jabuuti Iyo Dalka Hindia Kuwasi Oo Uga Qayb Galayay Shirar Loga Hadlayay Hormarinta Dalka Somaliya Ayaa Dalka Dib Ugu Soo Labtay. Siyaasi Cali Cabdi Awaare Oo Horay U Soo Noqday Wasiirka Arimaha Gudaha Dowladaha Hoose Iyo Hormarinta Reer Miyiga Puntland Waxa Uu Sido Kale Isku Soo Sharaxay Labo Jeer Xilka Madaxtinimo Ee Puntland Ayaa Waxaa Bosaso Ku Soo Dhaweyay Gudomiyaha Golaha Degaanka Bosaso Eng Yasiin Mire Maxamuud, Ahna Duqa Bosaso, & Siyaasiyiin Kala duwan Oo Xilka Soo Qabtay Puntland & Ugaas Xassan Ugaas Yaasiin Iyo Dhalinyarada Aqonta Leh Ee Puntland. Cali Cabdi Awaare Ayaa Intu Socdalka Ku Marayay Dalalka Farance Iyo Jabuuti La Kulmay Madaxda Dalalkasi Waxana Uu Kala Hadlay Sidi Ay U Malgashan Lahayeen Dalka Somaliya Ayna Qayb Uga Qadan Lahayeen Hormarinta Ganacsi Dalkena. Duqa Degmada Bosaso Eng Yaasiin Mire Maxamuud Ayaa Bosaso Ku Soo Dhaweyay Siyaasi Cali Cabdi Awaare. http://allsbc.com/sbcon/wp-content/uploads/2017/05/Duqa-Boosaso.mp3 Siyaasi Cali Cabdi Awaare Ayaa Umada Islamka Ugu Hambalyeyay Dhalashada Bisha Barakesan Ee Ramadaan Waxa Sido Kale Uu Ku Baqay In Laga Wada Shaqeyo Hormarka Puntland. http://allsbc.com/sbcon/wp-content/uploads/2017/05/AWAARE.mp3 Siyaasi Cali Cabdi Awaare Ayaa Ku Sugnan Doona Malmaha Soo Socda Magalada Bosaso Isago Kulamo La Qadan Dona Waxgaradka Puntland. https://youtu.be/jAuHld_kFQU

]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here