Somaaliya: ​Wasiiro diiday Codbixintii go’aanka looga gaarey Kiiska Qalbi Dhagax

0

War Saxaafadeed kasoo baxay Gollaha Wasiiradda ayaa lagu sheegay in Qalbi Dhagax katirsan yahay ONLF, islamarkaana xiriir kala dhaxeeyay Al shabaab, isagoo dalkana u joogay inuu maleego falal amni darro.

Al shabaab ayaa durba ka jawaabtey Warka dowladda, waxayna sheegtay ina haba yaraatee wax xiriir ah kala dhaxeyn Qalbi Dhagax iyo Kooxdiisa ONLF. Qalbi Dhagax ayaa waxaa bishii lasoo dhaafey laga soo qabtey magaalada Galkacyo, waxaana ay Ciidamada NISA ee dowladda Federaalka kala soo baxeen Xabsi ay maamusho Galmudug, kadibna ku wareejisay maalmo kahor Ethiopia. Dowladda waxay sheegtay in Somalia iyo Ethiopia ay saxiixdeen 2015  iyo 2016 heshiisyo ku saabsan inay iska-kaashadaabla dagaalanka Kooxaha Argagaxisada ee Al shabaab iyo ONLF oo ay sheegeen inay khatar ku yihiin amniga labada dal.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here