Taariikhda taliyaha cusub ee ciidanka Xoogga DF Soomaaliya

0

Major General Mohamed Aden Ahmed (Sareeye Guud), wuxuu ku dhashay magaalada Burco, gobolka Togdheer, wuxuuna waxbarashadiisa aas-aasiga ee hoose kusoo qaatay dugsiga hoose, dhaxe iyo sare ee Sheekh. Waxbarashadiisa Ciidan: · Military Academy ( Cairo Egypt )………… Kuliyadda ciidamada ee Masar · Command and General Staff College (Frunze, Moscow, Soviet Union)… – Kuliyadda hoggaaminta ciidamada ee Ruushka. · U.S.A Army War college Strategy Studies….. -Kuliyadda dagaalka ee Maraykanka. Tababarada: · Bn. Battalion And Brigade Course….. · Commandos Course… Tababar Ciidamada Kamaandooska · Parachute Course….. Tababar ciidamada dalaayadaha ku booda (Baarashuudka) · Logistic Course… Tababarka Saadka · Political Course…. Tababar siyaasada · Political Science Course…… Tababar cilmiga siyaasada POSTS: -Shaqooyinka uu soo qabtay: · Para Commandos Bn (Battalion). Commander (Balidogle). · Para Commandos Brigade Commander (Balidogle)….. Taliayihii Ciidamada Kamaandoos ee Balidoogle · Division Commander Baledwayne. -Taliyaha ciidamaada qaybta Baladwayne · 60th. Sector Baidhabo. Taliyaha qaybta 60 naad ee Baydhabo · 21th. Sector Dusamareb…. Taliyaha qaybta 21 naad ee Dhusamareeb · General Directorate of Operations for General. H.Q of Army Forces… -Taliyaha guud ee howlgalinta ciidama qalabka sida · Chief of Staff of Somali National Armed Forces… Taliyaha Guud ee Ciidama qaranka Soomaaliyeed INTERNATIONAL MILITARY EXERCISIES.. (Dhoolotusyo Ciidan oo Caalamiya) · Egypt Somalia joined Exercise… Dhoolotus Ciidankan Xoogga Masar iyo Ciidanka Xoogii Soomaaliyeed · Soviet Union Somali joined Exercise.. Dhoolotus Ciidankii Xoogga Midowga soofiyeeti (Ruush) iyo Ciidankii Xoogga ee soomaaliyeed · U.S.A. Somali joined Exercise… Dhoolotus Ciidankan Xoogga Maraykanka (U.S,A) iyo Ciidanka Xoogii Soomaaliyeed CONFERENCES…. Waxaa uu ka qayb galay taliyaha shirar iyo kulamo ay qabatayteen (UN-AU-Arab League-Igad oo xal raadis ahaa) · UN Summit and Successions… · AU Summit and Successions · Arab league Summit and Successions · Igad Summit and Successions Qore: Dr. Rashid Mohamoud Yusuf (Hussein)

The 3 Week Diet Click Here!

]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here