Tacsi: Allaha u naxariistee waxaa magaalada London ku geeriyooday Xasan Axmed Ciise

0

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun, Allaha u naxariistee waxaa Magaalada London ee cariga Ingiriiska ku geeriyooday Marxuum Xasan Axmed Ciise. Waxaan Marxuumka ilaahay uga baryeynaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, eheladiisiina samir iyo iimaan ka siiyo.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here