TACSI Hooyo Dahabo Xirsi Yuusuf INAA LILAAHI WA INA ILAYHI RAAJICUUUN

0

INAALILAAHI WA INA ILAYHI RAAJICUUUN Dhamaan Qoyska Reer Cismaan Qawdhan Warsame waxay Ilhaan Jaamac Muuse iyo Saygeeda Cabdisamed Cismaan Qawdhan uga tacsiyadeynayaan geeridii ku timid Ayeeyo Dahabo Xirsi Yuusuf oo xalay oo taariikhdu ahayd 9.1.2016 ku geeriyootay dalka Maraykanka. Sidoo kale waxay u tacsiyenaynaa Iimaan Xuseen Dhahar iyo Odeygeeda Jaamac Muuse Ciise iyo Dhamaan qoyska reer Xuseen Dhahar oo uu ugu horeeyo Aabe Xuseen dhahar iyo Saciid Xuseen dhahar C/rahman Xuseen dhahar Mohamed Xuseen dhahar C/Samed Xuseen dhahar C/risaaq Xuseen dhahar Rahmaad Xuseen dhahar Deeqa Xuseen dhahar Iyo dhamaan ehelkii ay sii dhaleen. Waxaan Ilaahay uga baryeynaa inuu u naxariisto Marxuumad hooyo Dahabo xirsi Yuusuf, eheladiina samir iyo iimaan ka siiyo. Aamin Aamin Aamin.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here