Tacsi ku socota qoyska Reer Jaamac Mahamud iyo qaraabadooda

0

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN. Anagoo ah xubnaha hoos ku qoran waxaan halkan tacsi uga diraynaa dhamaan qoyska Reer Jaamac Mahamud iyo qaraabadooda geeridii ku timid alle ha u naxariistee marxuum Jaamac Mohamud Mahamed oo habeenkii xalay ahayd 31/12/2015 ku geeriyooday dalka Denmark ee Magaalada Odens. Waxaanu leenahay in ilaahay janatul fardawsa ha ka waraabiyo danbigiisana ha dhaafo. Qoyskii iyo garaabadii uu ka tagayna samir iyo iimaana ha ka siiyo. AAMIIN AAMIIN AAMIIN Khaalid Mohamed Muuse Dhiil Ahmed Mohamed Abdi 410 Mohamed Abdi Hussen Kamaal Muuse X Diiriye Mohamed Cartan Cumar Abdulahi Cartan Cumar Saleebaan Cartan Cumar Fadumo Cartan Cumar Caasha Cartan Cumar Aamina Cartan Cumar Maryan Cartan Cumar Sahra Cartan Cumar ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here