Tahniyad Arooska Hamdi Ismail Ahmed iyo Ismail Mohamed Ismail

0

Anagoo ah dhamaan dadkan hoos ku xusan waxaan hambalyo u diraynaa Hamdi Ismail ahmed iyo Ismail Mohamed Ismail oo arooskooda ka dhacay magaalada Birmingham ee cariga ingiriiska 30/01/2016 waxaanuna ilaahay uga baryaynaa inuu ka dhigo kuwii isku badhaadha oo ubad dalkoo, dadkooda iyo diintaba anfaca kala hela AAMIIN. Dr Ibraahim Cali Koore iyo reerkiisa Khaalid Maxamed Muuse Dhiil iyo reerkiisa Maxamuud Saalax Faanfaani iyo reerkiisa Faarax xusen cagjar iyo reerkiisa Axmed Maxamed Cabdi 410 iyo reerkiisa Maxamed Cabdi Xuseen iyo reerkiisa Kamal Muuse Xaaji Diiriye Farxaan Jaamac Cali shire Cabdilaahi Axmed Xasan Daahir Cabdi Caydiid Cali Shire Shiikh Maxamud Shariif Cabdirahman Ahmed Xirsi]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here