Tahriibayaasha Jooga dalka Giriiga oo bilaabay inay is deldelaan

0

Shalay Khamiistii qaar ka mid ah Tahriibayaal kusugan Waddanka Giriiga ayaa waxey isku dayeen inay is del dalaan oo nolosha is dhaafiyaan kadib xaalad adag oo kusoo wajahday Waddankaasi. Waxa lasoo warinayaa in Tahriibayaashani ay ka yimaadeen Waddanka Bakistaan oo ay udhasheen,labo nin oo dhalinyaro ah ayaa xarig inta geed ay saarteen qoorta gishtay si ay ugu dhintaan. Qaar kale oo ka mid ah Tahriibayaasha Qaxootiga ku ah Giriiga ayaa kasoo gaaray waxaana isku dayga Raggaasi la fashiliyey markii lasoo bad baadiyey. Majalada Daily Mail Ee Ingiriiska kasoo baxda ayaa faafisay Sawirada labada nin ee isku dayey inay is dilaan waxaana ay miir daboolmeen raggaasi iyadoo ay ka xumaadeen markii loo diiday inay ka gudbaan Dalka Giriiga.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here