Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland Oo Shaqada Laga Joojiyey, Lagana Dhigay Xabsi Guri

0

Markuu qiimeeyey:- Falalkii uu kukacay taliyaha ciidanka Booliska Puntland taariikhdu markay ahayd 21 October 2017.

Wuxuu Xeeriyey:- 1. Waxaa S/Guuto Cabdiqaadir Shire Faarax (Ereg) laga joojiyey shaqada Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland. 2. Waxaa sidoo kale S/Guuto Cabdiqaadir Shire Faarax (Ereg) laga dhigay (xab siguri) ilaa amar danbe. Xeerkani wuxuu dhaqan-gelayaa markuu Madaxweynuhu Saxeexo, wuuna saxeexay Madaxweynuhu. =DHAMMAAD=
]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here