[Topnews:-] Madaxweynaha boqol kun – Taliyaha NISA toban kun ? madax aan iska warqabin oo kala socota iyo ceebta hareeysay

0

Goojacade.com- Madaxweynaha Somalia Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo Taliyahiisa Ciidanka NISA Jeneral Gaafow ayaa qaraxii kadib hadalo iska hor imaanaya u sheegay shacabka.

Madaxweynaha JFS Oo Booqday Dhaawacyadii Maanta Ayaa Ballanqaaday in Qofkii Soo Sheega Baabuur Qarax Sida lagu Abaalmarindoono Boqol Kun Oo Doolar. WWW.SONNA.SO
Taliyaha NISA ayaa sheegay in 10-Kun oo dollar lagu Abaal marin doono qofkii soo sheega kooxaha weerarada ka fuliya magaalada Muqdisho. WWW.SONNA.SO
Kee la rumeeystaa ? maxaase sababay in taliyaha iyo Madaxweynahiisa iska warqabin.
Tani waxeey sawir fool xun ka bixineysaa halista xoogan ee dhinaca amaanka
Goojacade.com
Muqdisho-Somaliya
Email:-Goojacadewebsite@gmail.com
]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here