Trump oo diiday inuu Muslimiinta la casheeyo habeenkii Ciidda

0

Cashada habeenka Ciidda ee Aqalka Cad uu qaban jiray ayaa soo jirtay tan iyo sanaddii 1999, waxaana ka soo qeybgali jiray hogaamiyayaasha Muslimiinta caanka ah ee Mareykanka, diblomaasiyiin iyo mas’uuliyiin kale. Trump ayaa haseyeeshee, war qoraal ah oo uu soo saaray ugu hambalyeeyay Muslimiinta u dabbaaldageysa Ciidda. Waxa uu sheegay in munaasabadan ay “ina xasuusineyso ahmiyadda naxariista iyo samafalka`.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here