Ugaas Cabdillaah Ciise Nuur ayaa Baaq nabadeed u diray Beelaha Gunburkan& Qorilay ee shagaagadu dhexmartay dhawaan, kana gaabsaday Shirka Ballicad ee Maamulka Khaatumo. ]]>
QORAALADII U DAMBEEYEY
Akhriso Gudiga Aaska Qaran ee Marxuum Cali Khaliif Galeyr
Raiisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay Gudiga Aaska Qaran ee Marxuum Cali Khaliif Galeyr oo maanta magaalada Jigjiga ku geeriyooday.