Video: Faroole oo war ka soo saaray go’aankii ICJ ee badda Somalia

0

Muqdisho (Goojacade.com) – Musharax madaxweyneDr.  Cabdiraxmaan Faroole, ayaa soo dhaweeyey go’aanka Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ay ku gaartay inay gashao dacwadda badda Soomaaliya ee Kenya ay isku dayeyso inay qeyb ka mid ah ay boobto.
“Soomaaliya muddo ayey bur bursaneyd, balse waa dal madaxbanaan, oo xoriyaddiisa iyo madaxbanaanidiisa aysan cidna fara-gelin ku sameyn karin, waana arrin aan la qabali karin, aniguna aan aqbali karin” ayuu yiri Dr. Cabdiraxmaan Faroole.
Goojacade.com  Xafiiska Muqdisho Goojacadewebsite@gmail.com
]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here