Wakiilka Midowga Afrika oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Baydhabo

0

Waxaa maanta gaaray magaalada Baydhabo, xarunta maamulka Koonfur Galbeed wakiilka Midowga Afrika u qabilsan arrimaha Soomaaliya Ambassador Francisco Caetano Madeira. Mr. Madaire ayaa waxaa magaalada Baydhabo kusoo dhaweeyay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Sharif Hassan Sheikh Adan. Labada masuul ayaa waxaa ay yeesheen kulan gaar ah oo ay saxaafaddu dibad joog ka aheyd, walow kulankooda kaddib ay la hadleen warbaahinta. Kulankooda ayay uga wadahadleen arrimo la xiriira howrumarka siyaasadda, amniga iyo taageerada AMISOM.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here