War Deg Deg Ah: Gudoomiye Kuxigeenada Gobolka Banaadir oo si rasmi ah loo magacaabay (Akhriso Magacyada)

0

Halkan ka Akhriso Magacyada Gudoomiye kuxigeenada iyo Xoghayaha Guud ee gobolka Banaadir 1-Gudoomiye kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda :Marwo Muluuka Dheere Sh.A.qaadir. 2- Gudoomiye ku Xigeenka Siyaasada iyo Amniga : Mudane Saalax Sh.Maxmaed 3-Gudoomiye Kuxigeenka Arimaha Bulshadda Mudane C.laahi Xaaji Erig. 4-Gudoomiye Ku xigeenka Howlaha Guud : Aadan Sheekh Cali  5- Xoghayaha Guud ee Maamulka G/Banaadir waxaa loo magacaabay: Subeyda Maxamed Mukhtaar. Xafiiska Shabakada Goojacade.com Muqdisho Somalia Goojacadewebsite@gmail.com]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here