War Deg Deg Ah: Qarax xoogan oo goordhaw ka dhacay meel ku dhaw Wasaarada Amniga ee Muqdisho

0

  Wali lama oga khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay qaraxan xoogan, waxaana goobta uu qaraxu ka dhacay gaaray cidamo katirsan Nabad sugida iyo booliiska kuwaa oo bilaabay baaritaano ku aadan qaraxan. Waxii Warar ah ee kusoo kordha qaraxan kala soco Wararkayaga dambe Insha Allah Xafiiska Shabakada Goojacade.com Muqdisho Somalia Goojacadewebsite@gmail.com]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here