Warbixin: Kaluumaysiga sharcidarada ah ee Soomaaliya oo kordhay

0

Qabiirada ayaa ka digaya in kalluumaysiga sharcidarada ee ay sameeyaan maraakiibta waawayn ee ajnabiga inuu dib u soo celin karo burcad baddeeda. Warbixin ay soo saareen (One Earth foundation) ayay ku sheegeen in maraakiibta ay kalluumaystaan saddex jibaar inta ay kalluumaystaan Soomaalida, iyagoo ka samaynaya in kabadan saddex boqol oo milyan oo dollar. Burcad baddeeda ayaa marar badan sabab uga dhigtay weerarkooda inay ku joojinayaan kalluumaysiga sharci darada ah. Iran, Yemen iyo waddamo qaarada Asia ayaa ah kuwa ugu badan ee qaata kalluunka qaaliga ah. Warbixinta ayaa sidoo kale sheegtay inay u daran tahay geegaanka, iyadoo shabaqyada kalluunka ee waawayn ee loo isticmaalo biyaha hoostooda uu baabi’iyo waxa badda ku dhex nool.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here