Wasaaradda Amniga oo amarro kusoo rogtay hoteelada Puntland [AKHRI]

0

Amarkaan ayaa soo baxay xilli magaalooyinka waaweyn ee Puntland lagu qabanayo kulamo looga soo horjeedo siyaasada Madaxweyne Gaas ku hagayo Puntland. Shacabka Puntland ayaa ka cabanayo sicir barar, amni xumo, musuqmaasuq ragaadiyey hay’adaha dowlada iyo madaxda sare ee mamaulka.
]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here