War qoraal ah oo dowladdu ka soo saartay arrintaasi laguma faafaahin sababta, balse wararka qaar waxa ay sheegayaan inuu isu casilay dib u dhac ku yimid derbi dheer oo laga dhisi lahaa xadka uu dalkaasi la wadaago dalka Serbia, derbigaasi oo la filaayay in la dhammeeyo bishii la soo dhaafay. Dhanka kale, boqollaal qaxooti ah ayaa waxa ay si xoog ah uga gudbeen qadadka booliska Hungary ee deegaanka Roszke, ee ku dhow xadka Serbia. Waxa ayna isugu tageen wadada ugu weyn ee aadda magaalada Budapest ee isla dalkaasi.]]>
QORAALADII U DAMBEEYEY
Akhriso Gudiga Aaska Qaran ee Marxuum Cali Khaliif Galeyr
Raiisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay Gudiga Aaska Qaran ee Marxuum Cali Khaliif Galeyr oo maanta magaalada Jigjiga ku geeriyooday.