Waxgaraadka Beesha Ugaadhyahan oo Quudhsi uu Arkay Dhaqaale uu Ugu  Yaabohay Madaxweyne Gaas Shirka JIIDALI[Warbixin]

0

Waxgaraadka iyo Siyaasiyiinta Beesha ayaa Uu Arka Dhacdadaan Mid Lagu Yaasayo Sharaafta iyo karaamada Beesha Iyada oo Shirar Gooni Gooni ah Laga Leeyahay Dhacdadaan oo loo Arkaayo Mid Si Gaar ah loogu dhaawacayo Cuqaasha iyo waxgaraadka Beeshas oo ay Had iyo jeer Mudanayaasha Barlamaanka  Kaga Jira Beesha ugaadhyahan Ee Puntland Ku Aaneeyan kuwa uu helaan Qaadashada Laalushka Marka ay ka leeyihiin danoohada shakhsi ahaaned. Dhaqaalahaan Yar ee uu ku Yaabohay Madaxweyne Gaas ayaa qayb ka ah lacagtii  Xaaqul qallinka aheyd ee Maamulka Puntland ka qaatay Shirkadda lagu wareejiyey Dekedda Bosaso ee DP WORLD.     Goojacade.com Bosaso-Puntland Email:-Goojacadewebsite@gmail.com]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here