wufuud uu ku jiro Yusuf Xaaji oo Magaalada Kismaayo ku sii qul qulaysa

0

Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga dalka Kenya,hadan haya Xilka Sentorka Gobolka Garissa ayaa goordhaw ka duulay Magaalada Nairobi,wuxuuna ku wajahan yahay Magaalada Kismaayo,Safarkan ayaa waxaa ku weheliya Gudoomiyaha Xisbiga Aqlabiyada Dalka Kenya,Aadan Barre Ducale iyo Xubno kale oo ka tirsan Madaxda dalka Kenya. Muuqaalada iyo Warka Socodaalka Madaxda Kenya ayaa Saxaafada dalka Kenya ay si wayn u hadalhaysaa,Waxaan soo baxay Warar sheegaya in Maxamed Yusuf Xaaji uu Khudbada taariikh ah ka jeedin doono Magaalada Kismaayo goordhaw. Dhankale Maxamed Yusuf Xaaji Waxay Magaalada Kismaayo ku kulmi doonaan Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud iyo Mas’uuliyiinta Dowlad Goboleedada dalka Soomaaliya intooda badan,taas oo noqonaysa Markii ugu horaysa ee kulan noocaas oo kale ah uu dhexmaro Madaxda labada dal.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here