Xasan Shiikh oo ereyadii ugu adkaa ku weeraray Tuugti Badda Soomaliya Muraanka Gelisay{Daawo Video}

0

Muqdisho (Goojacade.com)Madaxweyeynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa weerar ba’an ku qaaday Afar Musharax oo ka mid ah kuwa u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya, isagoo ku tilmaamay inay yihiin kheyrul Mas’uul, fududeystay mas’uuliyadii ay umadda u qaadeen xilka ay hayeen.
Xasan Sheekh ayaa ku eedeeyey CC, Sheikh Sharif iyo C/raxmaan C/Shakuur sida muuqata iney badda iibsadeen oo ay haddana rabaan iney dalka xukumaan. Waxa uu sidoo kale weeraray Farmaajo oo uu sheegay inuu ka tagay xilkii loo dhiibay isaga oo shacabku taageerayaan.
Xafiiska Shabakada Goojacade.com Muqdisho Somalia Goojacadewebsite@gmail.com
]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here