Xil. Indho Indho oo galay anshax xumo barta twitter ka yaabisay

0

Xildhibaan Indho indho oo katirsan aqalka sare ee Somaliland ayaa bartiisa twitterka soo dhigay sawir uu soo photoshop-gareeyay oo uu ku caayayo madaxweynaha Somalia Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Sawirka usoo dhigay ayaa umadda soomaaliyeed ee twitterka isticmaala ka yaabisay anshax xumada xildhibaanku muujiyay.

Marka hore Sawirkan oo kii originalka ah hoos ka daawo.

Haddaba kii gacan ku samayska (photoshop) ahaa ee uu Indho Indho bartiisa twitterka soo dhigay hoos ka fiiri. Sawirkan oo uu ku tilmaamayo in madaxweynuhu hablihii la sawirnaa damac ka galay.

Inkastoo ay caado unoqotay af-lagaado iyo anshax xumo joogto ah xildhibaan Indho Indho ayaa haddana umadii soomaaliyeed ee barta twitterka ku xidhannaa arintan u cajiib ku noqotay. Iyadoo dadka kasoo jeedaa Somaliland ay ugu horeyaan oo leeyihiin bal daawada waxa xildhibaan noo ah. Qayb kamid ah reaction-kii dadkaas hoos ka fiiri.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here