Xildhibaan Axmed Gacan: Puntland nin adag ayaa qabsaday, Laascaanoodna xoog baynu ku haysanaa

0
Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye (Axmed Gacan) ayaa ka hadlay isbedelka Puntland ka dhacay iyo khatarta Somaliland kaga soo fool leh.

Axmed Gacan ayaa sheegay in Madaxweynaha cusub ee Puntland uu yahay nin adag oo aan sidii Gaas ahayn, Sool, Sanaag iyo Cayna ay xoog ku haystaan sidaas darteed ay khatar xoog lihi Somaliland kaga soo socoto.

Daawo Xildhibaan Axmed Gacan:

https://youtu.be/PIDXNCgNKGM
]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here