Xildhibaan Reer Laascaanood: Faysal C W berigii hore Basaas buu ahaa hadana waa fadlan lacag ku shubo

0
Xildhibaan Nuuradiin oo ka tirsan Golaha degaanka Laascaanood ayaa si adag uga hadlay hadal uu Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo ku sheegay in dadka Sool, Sanaag iyo Cayn oo iyaga ay magan u yihiin oo iyaga la joogaan qofkii aan sidaas raali ku ahayna uu Qardho aado.

Xildhibaanka ayaa sheegay in Faysal C W uu berigii hore Basaas ahaa hadana uu yahay fadlan lacag ku shubo.

DAAWO XILDHIBAAN NUURADIIN:

https://youtu.be/LPXrJ5lnqm8
]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here