Xildhibaan Saleebaan Yuusuf Cali Koore oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay Cali Khaliif Galeydh oo hada u muuqda inuu ku asaasaqay Maamul sameyn. Saleebaan ayaa Cali ku tilmaamay in umadda Kansar ku ah, meelwalbana ay yaaliin dhibaatooyinkii uu dhigay. DAAWO HADALADII SALEEBAAN CALI KOORE: https://youtu.be/_MQUL00l9To]]>