Xildhibaan sunta dadka ka ilmeysiisa ku dhex tuuray golaha Baarlamaanka Kosovo

0

Mid ka mid ah Xildhibaanadda Baarlamaanka Kosovo oo ka tirsan xildhibaanada mucaaradka ayaa golaha Baarlamaanka ku dhex tuuray sunta dadka ka ilmeysiisa xilli uu socday kal-fadhi. Xildhibaanka sunta tuuray ayaa kaga ilmeysiiyay mudanayaasha baarlamaanka oo uu kala orod ku riday. Wararka ayaa sheegaya in xildhibaankan mucaaradka ah ee dhibka geystay uu ka careysnaa heshiis dhex maray Kosovo iyo Serbiya kaas oo ay mudanayaashu ka doodayeen. ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here