Xildhibaano Hindu ah oo baarlamaanka ku dhex garaacay mudane muslim ah oo hilib lo cunay

0

Xildhibaanada xisbiga Hindu Natinalist BJP Party ayaa laad iyo feer kala daalay mudane Muslim ah oo xarunta baarlamaanka ku dhex cunay hilib lo’da oo xisbi ahaan iyo diin ahaan aad ugu soo horjeeda cunista hilibka lo’da. Mudanahan muslimka ah ee hajuunka kala kulmay xildhibaanada xisbiga BJP Part ee Hinduuga ayaa waxaa lagu magacaaba Rashiid Ahmed, waxaana laga soo doortaa gobolka Kashmir. Rashid Ahmed ayaa waxaa u gurmaday, mudanayaasha xisbiyada kale ee mucaaridka oo ka badbaadiyay xildhibaanadii Hinduuga xag jirka ah ee ku dilayay hilib ay sheegeen inuu xarunta baarlamaanka ku dhex cunay. Hinduuga ayaa lo’da caabuda, waxayna aad ula dagaalamaan dadka cuna hilibka lo’da. https://youtu.be/o_R8QJzU2ys]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here