XISBIGA SDP ee Dawlada degaanka Soomaalida Ethiopia oo doortay Gudiga Fulinta

0

XISBIGA SDP ee Dawlada degaanka Soomaalida Ethiopia ayaa doortay Gudiga Fulinta ee Xisbiga, kuwaas oo ka kooban 9 Xubnood oo lagu xushay aqoontooda iyo kartidooda.

Akhriso Magacyada Xubnaha:

1. Ahmed Shide 
2. Mustafa M Omer 
3. Aden Farah. 
4. Mubashir Dibad 
5. Mohamed Fatah. 
6. Abdi Adil. 
7. Eng Mohamed Shaale. 
8. Abdirahman Hurre. 
9. Abdirahmaan Eid Daahir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here