Xisbiga Waddani oo doortay Musharax Madaxweyne iyo Kuxigeenka doorashada 2017

0

Xubanaha Golaha dhexe ee Xisbiga Waddani ee madasha ama Hoolka doorashada fadhiyey oo tiradoodu dhamayd 630 xubnood ayaa cod aqlabiyad ah ku doortay Gudoomiyaha Barlamaanka Somaliland Cabdiraxmaan Cirro inuu noqdo Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Waddani. Goluhu wuxuu sidoo kale Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga waddani u doortay Amb Maxamed Cali Cabdi oo ay codkooda siiyeen 581 xubnood Halka Musharaxa la tartamaayey ee Axmed Muumin Seedna helay 44 Cod oo keliya.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here