XOG: Sababaha Ismaaciil Madar looga soo saarey Tartanka Qur'aanka Dubai

0

Haddii kiiska uu yahay mid Imaaraadka xiriir ugu jarayso Somalia ay jiraan siyaabo kale oo ay ku muujin karaan arintaasi, sida in dhamaan Soomaalida ku nool inay ku amarto in dalkeeda isaga baxaan. Dalka Somalia waxaa Imaaraadka Carabta, kala dhaxeeya Xiriir qoto dheer oo Taariikhi ah, mana jirto hadda wax saameyn ah oo uu ku yeeshay Khilaafka u dhaxeeya Wadamada Khilaajka qaar iyo Qadar. Goojacade.COM Hargeysa-Somaliland Email:-Goojacadewebsite@gmail.com]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here