Xog:Liiska shaqsiyaad uu Madaxweyne Farmaajo Dhaawan uu Mu Magacaabi doono Safiiro

0

Muqdisho[Goojacade.com]Shabakada Goojacade.com ayaa Heshay xog  Cusub oo ku saabsan shaqsiyaad  uu dhaawan Madaxweynaha soomaliya Maxamed cabdilaahi farmaajo uu Magaacabi Doono Safiiro. Siyaasiyiinta uu farmaajo ka dhigaayo safiirada  ayaa waxaa isugu jiraan shaqsiyaad la soo shaqeeyey Dowladi Xasan sheikh Maxamuud iyo kuwa ay hadda dabada ka riixayaan Madaxda Maamul  Goboladeeda Dalka. waxaa banaan dhowr safiir  oo dalaal muhiim kuwaaso xilal ka helay  Dowlada cusub ee Madaxweyne farmaajo,waxa aana dhawaan la filaaya in la Magacaabo badalkood ,waxa aana ka soo muuqan doona liiska siyaasiyiin aan laga fileynin. Wadamada safiiradoodi  shaqada ka helay Dowlada farmaajo waxaa ka mid ah safiirka UNKA ,Safiirka Kenya,safiirka Turkeyga iyo safiiro kale ,waxa aana jira loolan adag oo loogu jiro Xilalkaas. Haddaba halkaan hoose  Ka Akhriso Liiski Magacyada la filaayo in loo Magacaabo safiiro:- 1.Cabdikarin xusein Guuled 2.Cabdicasiis sheikh Yuusuf 3.Cabdiraxmaan Yusuf caynte. 4.Maxamed xaaji Madar 5.Xuseen  Maxamuud sheikh xuseen 6.Fowsiya Yusuf xaaji Aadan.   Goojacade.com Muqdisho-Soomaliya Email:-Goojacadewebsite@gmail.com]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here