Xog:Somaliland oo Gawaadhi Tikniko Ah Iyo Teendhooyin ugu iibinaysa Cali Khaliif Galeydh Dalka U.A.E

0

 somaliland iyo cali khaliif ayaa Tiraaba 3 jeer   Kulmay,iyada oo ay ka soo baxeen kulaamadoodi wax isku mid ah oo Qodob-Qudha oo Masiiri ah  oo danta S.s.c  ahi ku jirin ,balse ilaha Xog-ogaalka ayaa xaaqijinaaya  in  gawaadhidan dubai laga iibinayo ay lacagteeda bixinayso maamulka somaliland loona  wado inay door weyn ka qaadan doonto qorshahaaya Cali Khaliif Galeydh Bulshada degaanada sool sanaag iyo cayn qaarkood ayaa il gaar ah ku haya qorshaha qarsoon oo u muuqto kuwa fashilmay intii aan la gaadhin xiligeedii,arintan soo shaac baxday ayaa ku soo beegmayso maalmo kadib markii uu fashilmay qorsha la xidhiidhay gawaadhida laga iibinayo dubai oo maleeshiyaadkii la saari lahaa looga hadli lahaa garoonka diyaaradaha laascaanood Taaso Muuqalki  Warbaahinta Goojacade ay  Baahisay  31/3/2017. HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA NUUX TAANI https://youtu.be/9pkyk3MFabA   Xafiiska Shabakada Goojacade.com Muqdisho-Soomaliya Goojacadewebsite@gmail.com

]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here