Xulka qaranka ee Soomaaliya iyo Niger oo galabta ku ciyaaru doona Adis Ababa

0

Waxaa galabta magaalada Addis Ababa ka dhaceysa lugta koowaad ee ciyaarta dhex mari doonta xulalka Somalia vs Niger, ciyaartaasoo ka mid ah is-reeb reebka koobka adduunka ee 2018-ka. Lugta labaad ee ciyaartan ayaa sidoo kale la filayaa in ay dhacdo Tallaadada danbe, iyadoo galabta taageerayaasha Soomaaliyeed isku balansadeen garoonka Addis Ababa. Taariikhda inta jeer ee ay kulmeen? Xulalka Somalia iyo Niger ayaa waxay kulmeen labo jeer oo ciyaar noocaan oo kale ee ka tirsaneyd is-reebreebka koobka adduunka sanadkii 1980-kii. Kulamadaasi oo ka kala dhacay Muqdisho iyo Niger cid guuleysatay ma jirto, waxayna labadaasi ciyaar ku dhamaadeen barbaro (0-0) iyo (1-1). niger-som Line upka kulankii ka dhacay Muqdisho 27 july 1980 niger-som2 Xigasho Calanka.com]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here